Abdullahi Guled Ali

Abdullahi Guled Ali

@AbdullahiGuled

Followers2.9K
Following1.1K

Business Law & Taxation at Aarhus University Served as Member of Aarhus City Council in 🇩🇰 Reading * Debate * Culture * Nature: & 🛫🏜🏝

Denmark
Joined on February 25, 2013

Statistics

We looked inside some of the tweets by @AbdullahiGuled and here's what we found interesting.

Inside 100 Tweets

Time between tweets:
3 hours
Average replies
2
Average retweets
2
Average likes
14
Tweets with photos
33 / 100
Tweets with videos
5 / 100
Tweets with links
0 / 100

Last Seen Profiles

@erazoedwin@erazoedwin
@Ghofur1312@Ghofur1312
@Yashirosan_@Yashirosan_
@Chipchwip@Chipchwip
@761003@761003
@ruthcarpenter@ruthcarpenter
@fikirbaz_@fikirbaz_
@LanierCoSchools@LanierCoSchools
@jeong_55@jeong_55
@oneticketplz@oneticketplz
@haru_To_oT@haru_To_oT
@holy_georgia@holy_georgia
@kkazuki_6@kkazuki_6
@rose16111@rose16111
@dadaizm_vo@dadaizm_vo
@bludaimix@bludaimix
#Xigmad - Somaalidu waxey tiraahdaa “Libaax Magaciisaa Ammaan ugu filan”

#Xigmad - Somaalidu waxey tiraahdaa “Libaax Magaciisaa Ammaan ugu filan”

3
6
31

Quoted @HarunMaruf

Khat (Miraa) shipments “safely” arrived today despite empty threats by the traders yesterday!

Thats why I do NOT take Somali political Manovre serious 😂

#Aarhus - Wishing Aarhus (Smiling city) All the Best. Caawa waxa lagu tartamaya Abaalmarinta Xiddigta #Michelin 2019, oo la siiyo Restaurants ka ugu cunto macaan, waxaana Sharaf noo ah in #Aarhus, weliba Goobteydii shaqo ee kal hore #cityhall caawa lagu shacinayo cidda guleysata.

0
16

Quoted @LucyFurr16

When will Trump lose his verification. He has violated all of your rules of behavior.

Brillian question #Respect @LucyFurr16

#Genious - Wax badan beey na dheer yihiin, Masha Allah All the way #Respect

#Genious - Wax badan beey na dheer yihiin, Masha Allah All the way #Respect

3
0
11

#Muhiim - Waxa ii suurta gashay maanta, in aan Somaliya khadka kaga qeyb galo aqoon isweydarsi heer Jaamacadeed ah oo ku saabsanaa Descriptive and theory economy on budgetary planing oo ah maclumaad loo adeegsado dejinta & diyaarinta budgets ka & la socodka demographic plan ka.

#Friday - Juma’a Mubarak Ahbabii, May Allah Accept our efforts, and give us Strength & Rahma, Aamen ya Aziiz

#Friday - Juma’a Mubarak Ahbabii, May Allah Accept our efforts, and give us Strength & Rahma, Aamen ya Aziiz

3
4
18

Quoted @alihwarsame

The world is in need of leaders not rulers, people of principle respecting the oath they took to work for the people not for themselves, rich in their understanding of wealth in the form of serving their people.

#True - Why do our leaders change to Rulers, when in Office?

#Ahpapii - Xukunka & cadaaladda kee baa horeeya?

#Somalia - Dal waxaa hagga oo horumarka keena waa sharciga, kala dambeynta & cadaaladda. Dalkeenu weligiisba qani buu ahaa, dadkuna faqri, nabadna weey jirtay ilaa xad. Is weydii marka Mucjisadan uu Shidaalku wato ee aanu kheyraadka kale laheyn waa maxay?

Quoted @DrMaryanQasim

"Macaariif is jecel iyo mahuraan walaala, hadday kala maqnaadaan maankiyo qalbigoodu waysu soo muhdaano kala maarmi maayaan." Saafi Ducaale

"Macaariif is jecel iyo mahuraan walaala, hadday kala maqnaadaan maankiyo qalbigoodu waysu soo muhdaano kala maarmi maayaan." Saafi Ducaale

#Respect - Waxaan idinku bartay in aad tihiin Mas’uliyiin Go’aan geesinimo, dadnimo & mid Deeqsinimo leh Adiga iyo Mr Juxa, inta kalena waxaan filayaa in ay idinla mid yihiin. Guuleysta Insha Allah

Quoted @EU_in_Somalia

The EU is committed to empowering #WomenInScience to break the barriers that hold them back. Join us on #WomenInScience Day and celebrate the women & girls who are leading in innovation. 🔬

The EU is committed to empowering #WomenInScience to break the barriers that hold them back.

Join us on #WomenInScience Day and celebrate the women & girls who are leading in innovation. 🔬

Thank you @EU_in_Somalia for your engagement.

Quoted @IamIdil

Qofka shaqeeya & qofka aan shaqeynin faraq weyn ayaa u dhaxeeya. Markeynu ka hadleyno dareenka niyadooda & sida ay uga fekeraan nolol maalmoodkooda. Imika waxaan soo dhigay dareenka qofka shaqada haysta. Su'aal, sidee buu dareemayaa qofka shaqo raadiska ah amaba shaqo heysanin?

Qofka shaqeeya & qofka aan shaqeynin faraq weyn ayaa u dhaxeeya. Markeynu ka hadleyno dareenka niyadooda & sida ay uga fekeraan nolol maalmoodkooda.

Imika waxaan soo dhigay dareenka qofka shaqada haysta.

Su'aal, sidee buu dareemayaa qofka shaqo raadiska ah amaba shaqo heysanin?

I wish in aad mar Somaliya gaari laheyd, Si aad Goobaha shaqo bixinta & dadka shaqo doonka ahba ugu caawiso aqoontaada & Khibradaada. #Respect

#Remember - Despite “small” Differences, WE are one nation. Afkaaga walaalkaa ha ku fogeeyn.

#Remember - Despite “small” Differences, WE are one nation. Afkaaga walaalkaa ha ku fogeeyn.

4
5
28
#Aarhus - Maanta waxaan soo  booqday qeybo kamid ah Magaalada Aarhus, oo xilligii aan kamid ahaa Ma’uliyiinta Aqalka Degmadda aan u dejinay qorshe lagu horumarinayo Infrastructure ka Magaaladda. I feel proud, and there was a reason for that.

#Somalia - Baarlamaanka Somaliya waxad u sheegtaan, oo iga gaarsiisan, in ay saan wax ka badalaan. Waxaa la yiraahdaa “Gacmuhu si dareen la’aan ah ayeey u shaqeeyaan, mark la waayo Caqligii xakameyn lahaa”. Xukuumadu inay Dadka kasban weydo, ama ka shaqeyn weydo idinka u sabab ah

Replying to @GermanyinSOM @UKinSomalia and 2 others

Aisgezeichnet ! unglaubliche schön...vielen Leben Dank !

#Somalia - Maanta oo kale waxaa Ifka ka tagay Allaha u naxariistee Gen Ade Muse Boqor oo ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland, Kadib Allaha u naxariistee Abdullahi Yusuf & Mahamed A. Hashi. Sidoo kale wuxu ahaa Saraakiishii ugu sareysay dhanka Military-ga Somaliya. Aamen ya Allah

13
1
37
Juma’a Mubarak from city  of 😀 Aarhus

Juma’a Mubarak from city of 😀 Aarhus

2
0
9

#Somalia -Seismic Data of somali Oil & Gas search is already known, it is not such a big News, maybe small updates, but not that much. Read it below👇🏼 Richard McNitzky November 13, 2017 http://large.stanford.edu/courses/2017/ph240/mcnitzky1/ …

#Somalia - Muranku wuu badan yahay, run & beenba waa la isku dhex wadaa, sheekadu waxeey u egtahay” Ma jidho & Waa Jidhaa..... 🤷🏻‍♂️

Next Page