Quoted @IamIdil

8da Janaayo, 2019 waxey noqon doonta maalin taariikh leh. Shacabka PL na ay marqaati u noqdaan madaxweynaha ay xildhibaanadeenu inoo dooraan. Shacaboow, imikaba la sii xisaabtan xildhibaanka ku matala. Soomaalidu waxey ku maahmaahdaa "Afeef hore dhigo ama adkeeysi danbe yeelo"

8da Janaayo, 2019 waxey noqon doonta maalin taariikh leh. Shacabka PL na ay marqaati u noqdaan madaxweynaha ay xildhibaanadeenu inoo  dooraan.
Shacaboow, imikaba la sii xisaabtan xildhibaanka ku matala.

Soomaalidu waxey ku maahmaahdaa "Afeef hore dhigo ama adkeeysi danbe yeelo"

As I said before, Good Hearted person wishes good for every one. Thank you @IamIdil

2
8
21

Replies