Idil

Idil

@IamIdil

Followers3.3K
Following3.9K

Labour Laws Educator with 14 years experience in Job Creation, Employment Program Development, and HR Solutions. Proud to be πŸ‡¨πŸ‡¦πŸ‡¨πŸ‡¦πŸ‡¨πŸ‡¦πŸ‡ΈπŸ‡΄ so help me GOD!

Toronto, Canada
Joined on November 08, 2010

Statistics

We looked inside some of the tweets by @IamIdil and here's what we found interesting.

Inside 100 Tweets

Time between tweets:
34 minutes
Average replies
6
Average retweets
3
Average likes
15
Tweets with photos
5 / 100
Tweets with videos
0 / 100
Tweets with links
0 / 100

Last Seen Profiles

@solbymelia@solbymelia
@zeropointuk@zeropointuk
@yari_jayy@yari_jayy
@NYazaret@NYazaret
@Tiifiti@Tiifiti
@evarcia14@evarcia14
@DDobagi_180502@DDobagi_180502
@KayaQuintana@KayaQuintana
@96k0@96k0
@nkuluhspaceboy@nkuluhspaceboy
@SNSD_89@SNSD_89
@alexwtomlinson@alexwtomlinson
@StevenHoover@StevenHoover
@AyaEltantawy3@AyaEltantawy3
@MGaulty_760@MGaulty_760
@gsthakur@gsthakur
Idil
5 days ago
Qofka shaqeeya & qofka aan shaqeynin faraq weyn ayaa u dhaxeeya. Markeynu ka hadleyno dareenka niyadooda & sida ay uga fekeraan nolol maalmoodkooda.

Imika waxaan soo dhigay dareenka qofka shaqada haysta.

Su'aal, sidee buu dareemayaa qofka shaqo raadiska ah amaba shaqo heysanin?

Qofka shaqeeya & qofka aan shaqeynin faraq weyn ayaa u dhaxeeya. Markeynu ka hadleyno dareenka niyadooda & sida ay uga fekeraan nolol maalmoodkooda. Imika waxaan soo dhigay dareenka qofka shaqada haysta. Su'aal, sidee buu dareemayaa qofka shaqo raadiska ah amaba shaqo heysanin?

109
36
265

Replying to @IamIdil @Globalworks1

Masha allaah abayo idil waxad kahadashay runta Beena maaha

Quoted @IamIdil

Qofka shaqeeya & qofka aan shaqeynin faraq weyn ayaa u dhaxeeya. Markeynu ka hadleyno dareenka niyadooda & sida ay uga fekeraan nolol maalmoodkooda. Imika waxaan soo dhigay dareenka qofka shaqada haysta. Su'aal, sidee buu dareemayaa qofka shaqo raadiska ah amaba shaqo heysanin?

Qofka shaqeeya & qofka aan shaqeynin faraq weyn ayaa u dhaxeeya. Markeynu ka hadleyno dareenka niyadooda & sida ay uga fekeraan nolol maalmoodkooda.

Imika waxaan soo dhigay dareenka qofka shaqada haysta.

Su'aal, sidee buu dareemayaa qofka shaqo raadiska ah amaba shaqo heysanin?

I wish in aad mar Somaliya gaari laheyd, Si aad Goobaha shaqo bixinta & dadka shaqo doonka ahba ugu caawiso aqoontaada & Khibradaada. #Respect

Replying to @IamIdil

Aniga marka aanan shaqeyn madax xanuun igamaba dhamaada shaqada ma bilaabay farxad iyo reeynreyn hada is faanimayo

Replying to @IamIdil @alihwarsame

Qofka vaniaadamka ah ahaqada asagaa u baahan waayo banidamka waxaa loo abuuray in uu shaqaysto wuxuu cuni lahaa-shimbiraha subaxdii ayagoo gaajaysan ayey baxaan ayagoo dheregsan ayey soo laabtaan- dadka way in ay wakhtigoda ku bixitan Camal shaqo waa ajar iyo xasanaad denbi dhaf

Replying to @IamIdil

waxaan is dhihi karaya qofka shaqada aan haysan xitaa waxuu ka fikira qaabkii uu ku heli laha xitaa waxa dhacda qofkas inuu rajo badan is galiyo waayo aragna noqdo.....

Replying to @IamIdil

wallaahi ukhtii waxaad ka hadashay arrin la yaab leh oo dareenka qofka taabanaysa

ali
4 days ago

Replying to @IamIdil

Boqolkiiba boqol, xitaa haduu waxbadan faaidin niyada ayuu kadhisanyahay qofka shaqeya. Halka qofkakale murugo iyo dhibaato lanoolyahay.

Replying to @IamIdil

Waa xaqiiqo, hadalkaagga Idil. Waxaan ka helay, sidaad u cabbirtay dhabta jirta

Replying to @IamIdil

Absolutely it's true when person has work think about his vision and mission

Replying to @SadiaMao @IamIdil @alihwarsame

Sorry sister waad heli donta shaqo fican

Replying to @IamIdil

Qofka shaqo doonka ah manta o dhan wuxu raadinaa chance wuu wax ku helo dhibka jiro Somalia mahan shaqo loo tartamo

Replying to @IamIdil

True. In the other side joblessness brings stress & negative thinking only can kill the person mentally

Replying to @IamIdil

@IamIdil Aniga Waan Shaqeeyaa Runtii Waxa 90% Ka Fikiraa inaan #Guursado Halka 10% Aan ka fekaro inaan #Ganacsi Yagleelo. Thanks @IamIdil

Replying to @IamIdil

Wan ognahy iney kala duwanyihin balse waxa kaliya ee udhaxeya waa calaf waxa jira dad anan shaqeynin hada kufikira sida dadka shaqeya kalsooni, rajo, hanweyni Iyaga waxa xadidayo nasiibkoda Allaha noo rumeeyo riyadeena

Replying to @IamIdil

Idil waa hadalo meel itaabtay wali shaqo maan helin anigoo 20 years study education inshalhaa waiting shaqo fiican

Replying to @IamIdil

Idil waa dhab qof shaqo la Γ an ah iyo qof Γ an shaqeyneynin qofka shaqeeya niyada ayaa u dhisan kan Γ an shaqeyneynin badanaa distress ayuu qaadaa xataa waalli ayuu ku sigtaa qofka shaqo raadiska ahna waa labo qalbiyeyaa shaqada ma helee mise waad weyneysaa

Replying to @IamIdil

Inta badan baniaadamka wuu jecelyahay inuu shaqeeyo. Si uu noloshiisa u maareeynkaro. Allaha awooda leh haduu u saamaxo

Replying to @SadiaMao @IamIdil @alihwarsame

Sidaas ha oran wallo waxbarashada u wadkaada ayaad wax ugu qaban inshaa allaah maanta maalin aan aheyn oo musuq jirin baad ku shaqeysan cilmigaada inshaa Allaah

Replying to @IamIdil

Asc wwb. Taasi waxay ku xidhan tahay hadba qofkaas dareenkiisu kalsooniyeed sida uu yahay. Waxa jira rabigi ku kalsoon shaqo la,aantuna aanay wax war war ah kuhaynin. Sidookale waxaa jira qof cidhiidhi badan dareema isla markaana mashql badan gala shaqo la.aanta awgeed

Replying to @IamIdil

Waasidaas farqii weeyn ayaa udhaxeeyo oo ah markaad tahay Bila shaqo fikir ayad galeeysaa balse markaad shaqeeyneeysid hami ayad leedahay xitaa hadii aad xaas laheen waxaad kufikireeysaa sidaad heeli laheed gabar wanagsan sidaad kugursan laheed uma mareen laheed nooloshada

Next Page